Sacuudiga oo ogaaday Shakhsigii Amray Dilka Jamal Khashoggi iyo Xukun dil ah oo lagu …

Dacwad oogaha sacuudiga ayaa sheegay inuu ogaaday in sarkaal ka tirsan sirdoonka uu amray in la dilo Jamaal Khaashuqji ee uusan jirin amar ka soo baxay dhaxal sugaha boqornimada, Amiir Maxamed Bin Salmaan. Sarkaalka ayaa lagu tirtirsiiyey inuu saxafiga ku soo celiyo Sacuudiga, sida uu afhayeen sheegay. “Khaashuqji ayaa lagu duray cirbad sun ah, ka … Continue reading Sacuudiga oo ogaaday Shakhsigii Amray Dilka Jamal Khashoggi iyo Xukun dil ah oo lagu …